Haddii aad dibedda ka timid si ad halkaan uga shaqeyso, markaa boggaan internet wuxuu kugu caawin doonaa garashada sida sharciga Caafimaadka iyo Badbaadada Ingiriiska kugu ilaalin doono shaqada.
Haddii aad shaqo siido shaqaale haajirey, faa’iido ayuu kuu leeyahay inaad hubiso in aad sii fiican u xannaaneyso caafimaadkooda iyo badbaadadooda.
Sharciga caafimaadka & Badbaadada wuxuu ilaaliyaa shaqaalaha haajirada ayadoo loo eegin haddii ay si sharci ah halkaan uga shaqeyaan iyo inkale
Hel macluumaad ku saabsan caafimaadka iyo badbaadada ay ku jiraan xuquuqyadaada aasaasiga ah iyo shuruudaha shaqada.
Hawl-gelinl fiican markii shaqo la siinaayo shaqaale haajirey; iyo mas’uuliyadda sharciyeed aad qabtid:
Social media
Javascript is required to use HSE website social media functionality.
Follow HSE on Twitter:
Follow @H_S_E